bushaaro

 Bushaaro bushaaro 

Waxa loogu bushaaraynayaa bulshada somaliyeed in la idiin daah furay website cusub 'kaas oo logu falaqayn doonoo wax kasta oo bulshada somaliyeed Dani ugu jirto , khaatasan dhalinta somaliyeed ee shaqada laanta iyo xirfad alantu daashatay sidaa darteed website kani tijaabo ayuu Ku jiraa ee Nala Wadaag wixii fikir aad nagu darsan karto comments Ka noogu reeb fikirkaagu waa noo muhiim 

Mahadsanid 




Comments

Ahmed smart