ogaysiis Hp laptops

 

HP EliteBook 840 G3 Business Laptop: 14", Intel Core i5-6200U, 500GB HDD, 4GB DDR4 RAM, 

Waa computers tayadoodu aad u sarayso,
Isla markana gacantii 2aad ah (socond hand) ,
waxana lagaaga keenay UK ama wadanka ingriiska ,Ka dib markii aan darisnay ama aan daraasad ki sameynay baahida bulshadu u qabto computers aan ahayn Kuwa Dubai iyo China lagusoo macmalo (refurbished),
Hadaba waxan Kula socodsinaynaa inay hada ina soo gaadheen dalabkii ugu horeeyay oo nuucodu yahay kuwaa an Sare Ku soo xusnay,
Hadaba macmiil waxan ku leenahay ha moogaan Hana ka maqnaan qiimuhuna waa mid aad u macquul ah.
Faafaahin nagala soco Facebook page kan riix halkan hoose,👇👇👇👇
Fahfahin: WhatsApp 252634882260 ama Soo wac Isla number kan 
Mahadsanid

Comments

Post a Comment

Ahmed smart